Soo Bandhigid Qalabeen Xarumo

log

 

 

 

 

Ref: 120/08/2015

Date 01/08/2015

Ku: Dhamaan Campaniyasha Qalabka Xafiisyada

Hay’ada Hormarinta Haweenka Soomaliyeed waxay soo bandhigysaa qalabaysta labo Centre oo ku Yaalo Daynile iyo Dharkenley kasoo uu ku egyahay codsiga tariikhda Markay tahay 7/08/2015. Qalabaynta waqtiga ugu danbeeya waxa uu ku eg yahay 12/08/2015. Alaabta Loo Bahan yahay waxaa kuwo hoos ku xusan:

1. Kuraas caag 150 xabo
2. Kuraasta yar yar 60
3. Miisas caag 6
4. Miisas yar yar caag 20
5. Shumac 5xabo
6. Macuun biyaha lagu cabo
7. Go’ miisas 6 xabo
8. Qalab nadaafa 1 set
9. Marwaxado 4 xabo
10. Miis xafiiseed 2 xbo
11. Armaajo 2
12. Qashin ride 6 xabo
13. Adeg deg dega caafimad 2
14. Mashiinka biyaha 2 xabo
15. Camera 2
16. Projector 1xabo
17. Dobiyo Barees 4xabo
18. Trays 2 xabo
19. Qardhab iyo duleeliso
20. Sabuurada cad 2 xabo
21. Dirmo